Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Marwada koowaad ee Soomaaliya Saynab Macalim Cabdi oo u qabatay xaflad dhaqaale loogu ururinayo ururka Kalkaal oo doonaya inay dalka 18 kiisa gobolba ka dhisaan isbataalo lagaga hortago umul-raaca gabdhaha Soomaaliyeed oo noqday cudurka ugu daran ee dilaaga ku ah Hooyooyinka Soomaaliyeed.
Hadaba Magaalada Muqdisho oo ayaa kagu qabtay xafalad loogu deeqay deegaanada SSC isbataaladooda dhaqaale dhan $200,000 oo lagu qalabeenayo laguna tababararo dhakhaatiista iyo umulisooyinka dhakhtarada uu ururka Kalkaal horay uga dhisay Awrboogay iyo Widhwidh.
Daawo..
Ceegaag.com
Figradihiina