Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ardayda Schoolka Omar Samatar iyo dhamaan Bulshada Reer Galkacyo waxay ka falcelisay Kufsiga wuxuushnimada ah ee lagula kacay Hooyo Hodon Ahmed Shireoo ahayd hooyo dagan Magalada Garoowe ee loogaystay Kufsi iyo Dil
Waxaan kubaaqaynaa in Gabdhaha la Kufsaday ee Caaisha, Ilyaas Kamid tahay Inay Cadaalad Helaan.
waakan Afhayeenka isimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo isna ka hadlay gabool falyadan lagula kacayo Gabdheheena.
Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed iyo inta waxgaradka ah Falalkaan Fooshxun ee la cadaystay waxan codsanaya in si wadajir ah la iskaga qabto diin lawayaasha gumaadka ku haya Gabdhaha Soomaaliyeed.
Gaalkacayo way muujisatay ceebteeda balse dalka intiisa kale oo ay ka dhacaan gabood falyadan wax wara kama hayno.
Ceegaag.com
Figradihiina