Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Maxamed Xasan Barre oo saxaafada kula hadlay magaalada Garowe ayaa sheegay in 15-ka July,2013 laga dhigay xiliga doorashada oo horey u ahayd 30,June.
Waxa uu u sababeeyey codsi horey uga yimid ururada siyaasada Puntland oo ku aadanaa in 15 cisho loogu daro muddada lagu soo xareynayo liisaska musharaxiinta golayaasha deegaanka islamarkaasina ay keentay in 15 maalmood wakhtigii horey loo asteeyey uu iska soo guro.
Figradihiina