Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi ayaa wax laga waydiiyay meesha uu marayo halganka xornimo u dirirka ee ONLF iyo Soomaaliya xaaladeeda guud gaar-ahaan dhulka ay gumaystaha Abasiiniyaanku Haystaan ee Ogaadeeniya.
Sarkaalkan sare ayaa sidoo kale wax laga waydiiyay heshiisyo ay lasexeexdeen qaarkamida Qowmiyadaha Itoobiya ee ku kacsan xukunka Tigreega. Sidoo kale waxaa wax laga waydiiyay meesha uu hada maroyo Halganku isga oo sheegay in Guushii Gacanta lagu hayo Itoobiyana ay kala daadanaso.
Sida la’ogyahay Itoobiya oo aan is rabin waa layku kooleenayaa Soomaaliya oo midana waa lakala qaybqaybinayaa dhagayso waraysigan oo ka baxay golaha 28ka oo uu qaaday Wariye Dhame….Maxamed Rashiid iyo Halganka ONLF golaha 28ka 05212017
Ceegaag.com
Figradihiina