Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mooshin Quutayaasha dhexjiifa Hoteel Tifqaaye oo shacabku ku kaceen

Ka dib markii la waayay dhicii ba’naa ee lagu hayay hantida qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo ifbaxayay dadka dawlad diidka ah ee Soomaaliya bililiqaystay in ay isku dayayaan in carqaladeeyaan hanaanka Nabad iyo Nolol ee dalka ka hanaqaaday kadib markii ay meesha ka baxday taageeradii ay ka heli jireen wadamada ku hawlan dawlad ka’ilaalinta Saaomaaliya.

Koox qowleesato ah oo xilal ka haya Baarlamaanka Soomaaliya oo horay u lunsaday hanti badan wakhtigii dawladii Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mooshin ka dhana dawlada hada jirta ee Madaxwayne Farmaajo ka keenay shalay iyada oo shacabka Soomaaliyeedna ay ku baraarugeen, kalana garteen dadka u shaqaynaya iyo kuwa ka shaqaysanaya hadaba nala daawo dareenka shacabka.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply