Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maadaama ay soo baxayaan warar sheegaya in dawlada dhexe ee Soomaaliya ku ixtiraamtay in Somaliland loo aqoonsado dhulkii Ingiriisku gumaysan jiray ee Soomaalida ayaa waxaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle oo ah magaalada kaliya ee xorta ka ah maamulka Somaliland ee ay deganyihiin beesha Siciid Harti, gumaad badana ay ka geysteen maamulka Somaliland. Dadka ku nool Buuhoodle iyo nawaaxigaada ayaa banaanbax ay ku muujinayaan diiditaankooda ay diidan yihiin sida uu u socda haatan wadahadalada dawlada dhexe iyo maamulka Somaliland.
Dawlada dhexe ee Soomaaliya ayaa u eeg mid u badheedhay haatan inay tix galiso rabitaanka shacabka Soomaaliyeed qaarkood.
Ceegaag.com
Figradihiina