Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Mudaaharaadyo aad u balaadhan oo badanaa ka dhici jiray alfaafka hore ee Wasaarada rimaha Dibada ‘U.S. Department of State‘ ee dalkan Maraykanka ayaa haatan ka dhacaya guud ahaan Degmooyinka iyo Tuulooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Sool marka laga reebo degmada Caynaba.
Mudaaharaadadan ayaa dhacayay sanadihii tagay mid kamida oo ka dhacay alfaafka hore ee State Department ga waxa uu u dhacay sidan
Balse mudaaharaadadan ayaa haatan ka socda gudaha dalka Soomaaliya siiba gobolka Sool, kadib markii ay Dawlada Puntland joojisay kasii sinqidii ay dhulkeeda uga sii sinqasay Somaliland taasoo kaliftay in ay Puntland Soo qaado laba weerar oo rogaal celina ayna wacad ku martay inay dib ula soo noqonaso deegaanadeedii ay ka fara maroojisay Somaliland ilaa iyo Oct 15, 2007.
Yididiiladan ayaa keentay in ay marlabaad dadwaynaha reer Sool u istaagaan taageerada Maamulkooda Puntland oo ay hore uga samaysteen Maamul markii danbe isku dhiibay Somaliland.
Banaanbaxyadan ayaa ka dhacay Magaalooyinka kala ah
iyo meelo kale oo badan sida Xudun, Awrboogays, Taleex iyo Ceerigaabo.
Ceegaag.com
Figradihiina