Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mudaharaad looga soo Horjeeday aflagaadadii loo Gaystay Diinta islamka iyo Nabi Maxamed(NNKH) ayaa ka dhacay Buuhoodle(Daawo Full Video)

Mudaharaad Balaadhan oo Looga soo Horjeeday aflagaadadii loo gaystay Diinta Islamka iyo Nabigeena Suuban ee Maxamed (NNKH) ayaa Maanta Waxa uu ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn, Waxana soo Qaban Qaabiyey Mudaharaadkaasi Culumada Diinta ee Buuhoodle Cuqaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle.

Waxana ka soo Qayb Galay Mudaharaadkani Ardayda Dugsiyada Waxbarashada Buuhoodle iyo Bulshada Buuhoodle oo dareen Midaysan oo isku Mid ah kaga Jawaabay Aflagaada Loo gaystay Diinta Islaamka iyo Nabigeeda Suuban, Shabakada Wararka Caalamiga ah ee Ceegaag.com ayaana idii soo Gudbinaysa Qaarkamid ah Khubadii Halkaasi laga soo Jeediyey Maanta.

Cali Dhagjar
Buuhoodle

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag