Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Muhaajiriin Soomaaliya oo Maraykan laga musaafurinaya iyo Safaarada Soomaalida shaqaaleheeda oon Af-Soomaaliga ku Hadlin

Habeenimadii xalay ayaan madasha 60ka lagu waraystay dhalinyaro Soomaaliya oo usoo Hijrooday wadankan Maraykanka, kuwaasoo dib loogu celinayo Magaalada Muqdisho. Dhinaca kale dhalintan ayaa sheegay inay xidhnaayeen in ka badan Labo Sano, oo ay lug kusoo mareen wadamo ilaa 14 wadan wixii kharash ah ee ay reerahoodu haysteena ay iyaga kusoo dhoofiyeen.

Hadaba waraysiga ayaa waxa uu banaanka soo dhigay dhalinta SAY WALAAHIDA ah ee habka qabyaaladeesan lookeenay Safaarada Soomaalida ee Wahington DC iyaga oon ku hadlin luqada Afka Soomaaliga. tasoo adkeesay inay is fahmaan Muhaajiriinta nolol doonka ah iyo dadka matalaya wadankooda ee fadhiya Safaaradooda. Iyada oo waliba ay safaaradu dilaal ka tahay hagardaamada Dhalintan dul hoganasa.

Bal nala dhagayso dhaka-faarkan…Waraysiga in kabadan 15 Dhalinyaro Soomaaliya oo xabsiyada maraykanka ku jiray in kabada 2 sano

Maxaynu Jaaliyad Soomaali ahaan u qaban karnaa Dhalinteenan ku dhibaateesan Dalkan Maraykanka…..

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply