Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musharax Farmaajo oo Weerar Culus ku qaaday Xasan Shiikh iyo qaar kamid ah Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka

Musharax Madaxweyne Maxamad C/llahi Farmaajo oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka.

Musharax Farmaajo waxa uu Weerar kulul ku qaaday Xasan Shiikh Isagoona sheegay in Dalka Hogaamintiisa uu ku fashilmay Mudadii Afarta Sano ee Xilka uu haayay waxaana uu Xildhibaanada ugu baaqay in aysan dib u dooran nin aan dalka iyo Dadka waxba u qaban.

Farmaajo waxaa kaloo uu baaq u diray Madaxweynayaasha Maamul Goboleed-yada Dalka ee Ol’olaha kula jira Musharixiinta qaar waxaana uu Madaxdaasi u sheegay in deegaanadooda ay ku laabtaan si ay wax ugu qabtaan dadka ay masuulka ka yihiin mana ahan buu yiri in aad ku mashquushaan Kaambeyn musharax.

Halkaan Hoose ka Daawo Shirka Jaraa’id oo Xasaasi ah

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply