Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Iyada oo uu sii xumaanayo xidhiidhka u dhexeeya Dawlada Soomaaliya iyo tan Kiiniya ayaa waxaa shir jaraaid oo uu kaga hadlayo arintaa qabtay midkamida musharixiinta jagada madaxwayne ee Soomaaliya ugu cadcad Bashiir Xaaji Cali (Jamaal).
Bashiir ayaa ku eedeeyay dawlada Kiiniya faragalin ba’an oo ay ku hayso Jumhuurida iyada oo is ilowsiinasa dhulka Soomaaliyeed ee ay sida sharcidarada ah u haysato.
Musharax madaxwayne Bashiir ayaa ku eedeeyay masuuliyiinta Kiiniyaanka inay hayaan wadadii aabayaashood ku la wareegan dhulka Soomaaliyeed 1963 dii. Isaga oo uga digay umada Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dhagarta iyo damaaciga dawlaha dariska inala ah.
Nala Doowo Shirkaa Jaraa’id
Ceegaag.com
Figradihiina