Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muungaab : Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen ayaa saaka la wareegay xilkaa isaga oo cuskanaya sharciga dalka u diray fariin dawlada dhexe ee dalka inay maamulka gobolka ku soo wareejiso dhamaan haayadaha kaaba si uu hawshiisa u guto.
Magaalada Muqdisho ayaa haatan ka baxday habkii hogaamiyo keexeedyada kadib markii arintaa madaxwayne Xasan Sheekh ka ogolaaday Muungaab, maamulka gobolkana la hoos geeyay ciidamada Amaanka oo waligeed hoos tagi jiray ilaa iyo intii xukunka loo doortay madaxwayne Xasan Sheekh kal hore.
Talaabdan ayaa la filayaa inay soo afmeerto is Humbaalaysiga Al-shabaab iyo Dawlada Xasan Sheekh sugtana Amaanka Caasimada Muqdisho.
Ceegaag.com
Figradihiina