Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Daawo Aadan Baqow oo warmurtiyeed kasoo saaray arimaha Jubaland sanadkii 2012 isaga oo sii saadaaliyay siyaasasada is sudhan ee maamulka Jubaland la sabaynayo. Samaysankiisuna uusan u suuro galin ilaa iyo Subaxan.
Hadaba shirkan Jaraa’id oo uu siiyay Wariye Axmed Laari ayaa ahaa mid uu ku bidhaamiyay sida ay maamul u dhisid uga hir gali karto Jubooyinka, Aadan ayaa isagu ka mid ahaa Aqoonyahanadii yagleelay Maamulkaa oo haatan la daalaa dhacaya in uu dhisto Baarlamaan tasoo lagu dulmiyay dakii iyagu deganaa deegaanka oo soogalootigii isku duba ritay inay dadka ku maamulaan deegaanadooda.
Jubaland ayaa haatan u gacan gashay daka ‘U’ Dhashay balse laga faramaroojiyay daka ‘KU’ Dhashay.
Ceegaag.com
Figradihiina