Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogaysiis: Jaaliyada Soomaalida reer Boston oo u dabaal dagasa sanad jirsashada Khaatumo

Waxaa dhamaan loogu bushaareenayaa Jaaliyada Soomaalida ee reer Boston in ay sabtidan oo bishu Tahay Jan 26, 2013 loo wada dabaal dagayo sanad guuradii 1aad ee maamulgoboleedka midnimada Soomaaliya ee Khaatumo. Waxaa dhamaan Jaaliyada loo sheegayaa inay jiri doonto wax kasta oo xaflad looga baahnaa oo waliba ay diyaar goobta ku ahaan doonaan dhamaan fanaanniinta Magaalada, wax garadka oo ka hadli doona midnimada iyo dhawrida nidaamka iyo kala danbaynta iyo waliba laysku boorindoono in Soomaaliya Guud ahaan loo garab istaagi lahaa si ay lugeheeda isugu taagto.

Goobto waal Xayaysiiska xaflada Khaatumo ee Boston

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag