Ogaysiis: Raaligan Akhristayaashayada Cashradii Tafsiirka oo nalagu qasbay inaan joojino
Waxaa naloo soo diray in dad ay si isdaba jooga u roganayeen casharada Tafsiirka tasoo ka baxsan sida qof caadi ahi barnaamij ama tafsiir uga daalacdo Shabakada. Waxaa naloo sheegay in lagu xidhay boga tafsiirka Aalad ka rogasa ama ka daabacanasa si talan taaliya tasoo xanibtay habsami u sacadka shabakada iyo waliba inay naga kor marisay intii cadad naloo xadeeyay inaanu akhristayaashayada fariimaha ugu tabino.
Waxaa Ragashada casharada sameenaya dadka had iyo jeer aflagaada ula banbaxay inay caayaan Sheekheena Umul oo tafsiirka inoo akhrinayay. sidoo kale waxaa naloo soo diray digniino naloogu digayay in la wax yeeleen doono shabakada.
Waanu ka guuranaa dadka aanu hada lamacaamilano waxaana uguuranaa dhawaan Kaydiyayaal baahiya lalinta macluumaadka shabakadaha dadku ka galaan meel walba oo dunida daafaheeda ah.
Tafsiirkii wuu inoo dabraraanayaa inta aan ka guurano Guri doofaareedkan aan daganayn ilaa iyo intii la aas-aasay shabakadan ee 2006. tafsiirkii ku jitay bagekana waa hakaday ee 1000 jeer ka raali ahaada. (tafsiirka-quraanka-sheekhunaa-maxamed-cabdi-umal).
Nala eega warqadaa, oo aanu kari waynay inaanu xanibno dadka rogashada beenta ah shabakada ku waday sidoo kalena cidii garanasa waa dadka isticmaala kalmada Dofaarka”Hilibkiiso maxaaraanbaa” iyo sheekooyinka noocaas oo kale ah. balse aan u aragno inay yihiin cadawga Diinta Islaamka Ilaahyana aanu ku daynano. Tafsiirkana aanu sida ugu dhaqsaha badan usoo celinanaa hada shaqadiisa gacanta ku haynaa. Ilaahay Idinkii.
Tafatiraha.
05/12/2014 2:19 PM EDT |
Ticket Created |
|
05/12/2014 3:31 PM EDT |
IPOWER contacted Hussean Fiin |
|
Comment: |
Hello,I am sorry to inform you that your account has been suspended for creating excessive server load that has affected other customers. The files causing the issue are:/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Horudhac iyo Alfaatixa.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 177 ilaa 189.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 224 ilaa 234.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 135 ilaa 153.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/An-Nisaa 125 ilaa 148.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 210 ilaa 223.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 58 ilaa 77.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 190 ilaa 209.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 30 ilaa 57.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 78 ilaa 93.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 114 ilaa 134.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 154 ilaa 176.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 94 ilaa 113.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/An-Nisaa 66 ilaa 87.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/An-Nisaa 88 ilaa 101.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/An-Nisaa 102 ilaa 124.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/An-Nisaa 44 ilaa 64.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Cimraan 54 ilaa 79.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Cimraan 129 ilaa 152.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Cimraan 80 ilaa 102.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Cimraan 8 ilaa 30.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/An-Nisaa 13 ilaa 25.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Cimraan 176 ilaa Dhamaadka.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/An-Nisaa 26 ilaa 43.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Cimraan 103 ilaa 128.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Cimraan 31 ilaa 53.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Cimraan 153 ilaa 176.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/An-Nisaa 1 ilaa 12.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 266 ilaa 282.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 235 ilaa 251.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 283 ilaa Cimraan 7.mp3
/public_html/fiinyarebackup/Tafsiirka Quraanka/Albaqra 252 ilaa 265.mp3You will either need to remove these files, limit access to them or block some of the IP addresses that are repeatedly accessing these files. Your access logs are located in your stats directory and you can use these to analyse the traffic to your site.
If you find that the traffic is genuine, we recommend moving your website to a Virtual Private Server (VPS).
If the traffic appears to be suspicious, we suggest blocking those suspicious IP’s through an .htaccess file; the ‘.htaccess editor’ tools will allow you do to so. This will allow you to control how much, and what kind of traffic gets to the files in question.
Alternatively, we recommend using a service such as SoundCloud.com to host this type of media.
Please let us know the exact steps you have taken to address this issue so that we can then reevaluate the suspension of your account.
Kurt B.
Technical Support |
Figradihiina