Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogaysiis!! Xagee Lagu Ciidayaa ciida soonfur? waa Rugta Kubada Cagta ee YMCA da SAVE A LOTKA

Waxaa loogu bishaareenayaa dhamaan Muslimiinta Sanadkan in si wanaagsan loogu ciididoona Garoonka kubada cagta ee YMCA da u dhaw Save Alotka. Ciidan waxaa iskusoo dubariday Boston Islamic Centar waxaana gadhwadeen ka ah masaajidka Soomaalida ee Al-Taqwaa.

Soomaalida FADLAN waa in lagu soo wada tukadaa Garoonkan oo qaadkiisu aad u wayn yahay, Waa cidii ugu horeesay ee qudbada lagu fasiri doono Afsoomaali abid ilaa intii aynu soo degnay magaalada Boston iyo nawaaxigeeda.

Wixii faahfaahin dheeraada soo wac masaajidka (617) 522-1881

Goobta Ciida ciwaankeedu waa ROXBURY YMCA, 285 Martin Luther King Blvd. Roxbury, MA 02119. Takbiirta waxaa la bilaabayaa 7:00AM Salaada waxaa latukandoonaa 8:00AM.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag