Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa magaaladan Edmonton ee gobolka Alberta dalka Kanada ka dhicidoonta habeenka Axada oo bisha February 19, 2017 xaflad lagu taageerayo dowladda cusub ee Soomaaliya. “One Voice One Nation. Hal Cod Hal Ummad”
Xafladan oo hindisaheeda uu lahaa farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa waxaa si xushmad mudan lagu casuumayaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda.
Xafladan ayaa laqabanayaa habeenka Axada ee taariikhdu tahay February 19, 2017
Goobtu waa: Sands Hotel12340 Fort Road NWEdmonton,ABT5B 4J5
Waqtiga: 6:00pm – 1:00am.
Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidha:
Tel: (780) 709 4232
Wabilaahi Towfiiq
Figradihiina