Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogeysiis Muhiim ah Jaaliyadaha Reer Ceegaag

OGEYSIIS

WAXAA LA OGEYSIINAYA JAALIYADA REER CEEGAAG MEELAY JOOGAANBA INAY U DIYAAR GAROOBAAN MASHRUUCII QAYRIGA AHAA EE MUDADA DHEER SOO TAXNA ALLAHA AJAR IYO XASANAD HAYDINKA SIIYEE, WAXAA FOODA INAGU SOO HAYA BISHII BARAKAYSNAYD EE RABADAN, WAXA INA SUGAYA WALAALIHI DANYARTA AHAA EE AYNU BARNAY INAYNU KAFAALA QAADNO AFURKOODA INTA UU ALLE INA KARAN SIIYO.

WUXUU RASUULKU  SCW INOO SHEEGAY QOFKII AFURIYA QOF MUSLIM AH INUU LEEYAHAY AJAR LAMIDA AJARKIISA QOFKII SOOMANAANA AANAN LAGA NUSQAAMINAYN AJARKIISI MASHAALLAH.

WAALAALAYAL AYNU AHAANO KUWA KAWADA QAYB QAATA,  KHAYRKA  ALLANA ISUGU YEERA.

WABILAAHI TOWFIIQ.

by Gateway

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply