Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Oromada oo Horay Isaaqa iyo Daaroodku dhulka ka riixdeen ayaa hada ay cadaatay soo..

Sinqidi ay kusoo sinqayaan dhulka Soomaalida. Daawo Hargeysa oo lagu caleemsaaray Caaqil Ethiopian, Jaarso Oroma ah, iyagoo sheegay iney sidoo kale duuban doonaan Suldaan iyo Ugaas, waxaa arrintaan ka qeeyliyay Sheekh Adan Siiro, sidoo kalena Sheekh Xasan Daheeye ayaa horey uga digay iney Xabashida la wareegi doonaan Somaliland iyo dhulka Somalida oo dhan sideey u qabsadeen Dirirdawe- go-aanka waxeey ku xiran tahay garashadda Somalida.

Dhinaca kale Aadan Siiro oo inta aan la gawricin Somaliland Cirka eegay. Arkayna dhibka ay Itoobiyaanku ugu soo sinqayaan dhulka Soomaalida. Dhinaca kale  ina Ilayga Kilulku ka xakameeyaya deegaanada Egaadeeniya.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply