Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xili amniga magalda kismaayo xarunta Gobalka Jubbada Hoose oo mudooyinkan ahaa mid ka wanaagsan sidii hore islamarkaana laga dareymayo isbadalo kala duwan, ayaa taliiyaha cidamada maamulka Jubba State Gen Ismaaciil Saxardiid oo manta saxafada la hadlay ayaa waxa uu sheegayin amniga magalda uu yahay mid sugan islamarkaana la isku haleenkaro,taasina ay ku timid hawulgalada isdabajooga ah oo ay ciidamada Boolis Milataariyo ee loogu talagalay ilaalinta amniga magalada Kismaayo.
Sidoo kale ku simaha Madaxweynha Maamulka Jubba Macalin Max’ed Ibraahim oo isna lahadlay saxafada ayaa sheegay dayac tir uu maamulka ku sameyay qaar kamid ah xarumaha dowlada sida xarunta Madaxtooyada, Saldhiga Booliska iyo xaruma kale oo auy hada ka socdaan hawlo dayactir ah.
Hadalkan masuuliyiinta ka tirsan maamulka Jubba ayaa waxa uu ku soo begmay xili ay magalada kismaayo ka socdaan hawlo dhinacyo badan iskugu jira ku was oo looga gonleyahay amniga guud ee magalada iyo soocelinta bilacda magalda Kismaayo.
Ceegaag Online-Kismaayo
Figradihiina