Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Haweenayda isku qarxisay Xarunta Dowladda Hoose waxay ahayd Gabadha Indhoosha ah, Basiiro Cabdi Maxamed Agaasimihii Naafada Gobolka Banaadir sida lagu ogaaday Baaritaanka, horudhac ah.
Gabadhan waxay u qaabilsanayd Dowladda Hoose Arrimaha Dadka Baahiyaha Gaarka ah qaba.
Waxaana Gabadhii la socotay oo la rumaysan yahay inay soo abaabushay Qaraxa ay ka baxsatay Xarunta Dowladda Hoose, ka hor inta uusan Qaruxu dhicin.
Ciidamadda Ammaanka waxay baadigoobayaan Gabadhaasi oo lagu raad joogo illaa iyo hadda.
IA Muuqaalo ka marqaati kacaya wixii dhacay ayaan idinla wadaagi doonaa Dhawaan.
Ceegaag.com
Figradihiina