Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ceegaag Nov 03, 2016(Hargaysa) Qoraaga caanka ah ee Dhagawayne ayaa daaha ka rogay in aqoonsi dhaandabagaale ah lagu maaweelinayay shacabka Somaliland 26 kii sano ee tagay, isaga oo sheegay in aysan jirin wax aqoonsi ah oo usoo socda dadyawgaa ku dhaqan waqooyiga Soomaaliya.
Dawlada Maraykanka ayaa dunida u talisa maanta iyaduna qoraalka ay ka soo saartay Somaliland qadiyadeedu waa gobolo kamida Soomaaliya, siyaasiyiinteenuna waxay ku meereestaan Yurub , IGAD, iyo Carabaha oo hoos yimaada Maraykan.
Qoraaga ayaa Sii raaciyay Hadalkiisa Madaxdeenu waxay dadka u sheegaan ‘Been’ , ‘waa nala soo dhaweeyay, waanala aqoonsanayaa, Ictiraafkii halkan ayuu soo marayaa, Mareekan ayaa ugu daran oo aan doonanayn inuu aqaansado Somaliland hadalo aan waxba ka jirin riyo maalmeed ayaa dadka shacabka ah lagu seexiyaa oo loo sheegaa”
Daawo Barnaamijka xogta dahsoon ee Tvga Homecable oo waraysanaya qoraaga Dhagawayne……Ceegaag.com
Figradihiina