Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qurbajoogta beesha Yaxye Cabdalle (dhulbahante) Baaq nabadeed oo kusocda shaqaaqadii kadhacday gobolka Cayn ee magaalada Buuhoodle.

Marka hore waxaanu  tacsi udiraynaa dadkii kudhintay ama ku dhaawacmay kuwa dhintayna illahay ha’unaxariisto kuwa dhaawcmayna ha’uboogo dhayo Aamiin yaa Allah.
Sida aan la wada socono waxaa maanta  dagaal   kadhacay magaalada buuhoodle  dagaalkaas oo udhaxeeya  laba beelood oo walaalo ah, waxaayna sababtay dhimasho iyo dhaawac,
Deegaanka oo awilba la dhutinayey abaaro, dagaalo, iyo cuduro.
hadaba hadaanu nahey beesha Yaxye Cabdalle  ee nabada jecel.  Waxaanu baaq udiraynaa labada beelood ee walaalah,ah in ay isxakameeyaan oo arkaan walaal tinimada iyo waxa lakala mudanyahay ee aan marnaba guurayn sida islaanimada ehelnimada, degaanka, dhalyada.
Hadaanu nahey beesha baaqan diraysa waxaan diyaar la nahey ka qaybqaadashada wax alaale wixii lagu deminayo shaqaaqadaas labada beelood ee walaalada ah udhaxaysa bi’idnillaah.
Ugu danbeyntiina waxgaradka labada dhinac ee wada dhashay waxaan ku boorineynaa inay iskaashadaan iyagoo wadajira xakameeyaan  dhalinyarada labda beelood ee walaalaha ah ee Adan Ahmed iyo Aligari Ahmed.
islamnimada iyo walaaltinimadu waxay kujirtaa nabad iyo wanaag ee illahay arintaas ha’idin waafajiyo Aamiin.
dadka baaqa soodiray oo kala aha kuwan.

1-DR Fuad H Mohamed (Geedeeye)
2- Ing Ahmed Muhumed Sh Ahmed
3- Ing Khadar Ahmed Nuur Boos
4- Abdi ali Bulqaas
5- Adan Muhumed sh Ahmed
6- Sh mahamuud mahamed Dhere
7- Hamse Cabdirahmaan Calawaash
8- Mahamud Haji Cabdilaahi Sh Ahmed
9- Cabdiqaadir Cali Cawaale
10- Saleebaan Mahmuud Yusuf
11- Ing Yusuf Tawakal
12- Khadar Yusuf Tawakal
13- Fadumo Ali Axdar
14- Shiikh Aadan Ahmed Nuur Boos
15- Mustafa Jaamac Naaleeye M
16- Ayax Jamac ow Cilmi
17- Cawil Jamac Nuur
18- Col Daahir Jaamac Faarax (Daahirweyne)
19- Mahamed Calibulqaas
20- Hasan Mahamud Yusuf
21- Mursal Maxamed Ahmed Gude
22- Cabdifataax Saleebaan Siciid Sh
23- Yasiin Jaamac Galbeedi
24- luul Cumar Yaxye
25- Mahamud Cumar Yaxye
26- Mahamed Cumar yahye
26- Mahamuud Cabdi Buraale
27- DR Sahra Cabdi Buraale
28- Mukhtaar Cabdi Buraale
30- Hinda Cabdi Buraale
31- Adna Yusuf dhuungooye
32-Barwaaqo Calibulqaas
33-Sahra Diiriye Ducaale
34- Sucaad Diiriye Ducaale
35- Saynab Diiriye Ducaale
36- Faadumo Saalax Faarax
37- Kaltuun Cumar jaama
38- Faadumo Mahamed Bootaan iyo caruurteeda
39- Mahamed Cabdi Cali Camey iyo caruurtiisa
40- Siciid Yusuf Cali Camey iyo caruurtiisa
41- Fardowsa Saalax Muhumed Sh Ahmed
42- Faadumo Calas Mahamed
44- Hinda Daahir Cali (Geedeeye)
45- Ismaaciil Ahmed Jaamac Yare
46-Calisiyaad Mahamuud Yusuf Dheere
47-Hodan Mahamuud Yusuf Dheere
58- Khadara Muhumed Sh Ahmed
59- Caashaqadan Mahamuud
60- Ramla Calawaasha Sh Ahmed iyo caruurteeda
61-Ahmed Cumar Ismaaciile
62-Ducaale Cabdi Cali Dhuungooye
63-Nuur Ahmed Jaamac YareHinda
64- Abdirahman Ibrahin Awad iyo Caruurtiisa
65- Osman Awad guuleed iyo Caruurtiisa
66- Saleebaan Aw cumar X Mohamed
67- Umalkhayr Abdirahman Alawaash
68- Shuuriye Abokor Awad
69- Abdikhalikh Ali Alawaash
70- Mohamed Ahmed Cumar
71-Mohamed Abdullahi Cumar
72- Abdirashiid Cumar jama
73- Abdirashiid Calawaash sh

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply