Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo magacaabay golaha Wasiirada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa caawa ku dhawaaqay golaha Wasiirada. Munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale. Ra’isul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in uu wadatashi la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Xildhibaannada waxaan ka codsanayaa inay meel mariyaan xukuumadda cusub ee aan caawa soo dhisay, waxaana ku jira xubno dhowr ah oo dib loogu soo celiyay hay’adihii ay hayeen, iyadoo aan ka eegnay dhinacyo badan, waxaana ku jira xubno kale oo horleh.

1-Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare kuxigeen

2-Faarax Sheekh C/qaadr Wasiirka Cadaalada

3-Axmadey sheekh mukhtaar Wasiirka Diinta iyo Awqaafta

4-Xuseen cabdi xalane Wasiirka Maaliyadamaaliyada

5- Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Wasiirka Gaashaandhiga

6-C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Arrimaha Dibada

7-C/llaahi maxamed Cali sanbalooshe Wasiirka Amniga

8-C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

9-C/llaahi axmed jaamac ilka jiir Wasiirka waxbarashada

10- Yuusuf Macalin Amiin Baadiyow Wasiirka Dekdaha

11- maxamuud cali magan Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga

12- C/qaadir Cabdi Xaashir Wasiirka Dastuurkacqaadir cabdi xaashi dastuur

13- Maxamed Cabdi Maareeya Wasiirka Korontada iyo Biyahamaareeye korontada biyaha

14- Mustaf Sheekh Cali Dhuxlow Wasiirka Warfaafinta Hidana iyo dalxiiska

15. Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

16. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

17. Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

18. Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” Wasaaradda Beeraha

19. Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

21. Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

22. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

23. Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

24. Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

25. Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” Wasaaradda Xanaanada 
Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

26. Saciid Xuseen Ciid Wasaaradda Caafimaadka

Magacyada Wasiiru Dawlayaasha

1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha

2. Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada

3. Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

4. Maxamed Adan “Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda & 
Dhiirigalinta Maalgashiga

5. Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda

7. Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka

8. Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda

9. Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka

Magacyada Wasiir Ku-xigeenada

1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda

2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

7. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha

8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

9. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

10. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka

12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

16. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

17. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha

18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

19. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

20. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

21. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

24. Abdinasir Gaarane Maxamed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

25. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply