Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Raysalwasaare Khayre ayaa isaga oo la hadlaya nin karmoodkii iyo gabadh kartiyeedkii reer Muqdisho ku tirtirsiiyay in Malaaqyada Muqdisholaga maareeyo, Shacabka reer Muqdishana inaysan hilmaamin inay muunadii dalka yihiin.
Raysalwasaaraha ayaa ka biyo diiday shirar ay koofiyad baclayaan hulaab xumi ka wadeen caasimada iyaga oo dawlada reereeyay isla markaana isku dayayay inay iska horkeenaan Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha.
Odoyadan oo ku andacoonayay inay reer Muqdisho ku dulman yihiin dawlada Soomaaliya ayaa waxa uu Raysalwasaaruhu tusaaleeyay inaysan sidaa ahayn hadii ay wanaag rabaana inay la shaqeeyaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir TAABID.
Raysalwasaaraha waxaa hadalkiisu u dhacayay sida tan.
Ceegaag.com
Figradihiina