Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Raysal wasaare ku xigeenka Dawladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa amar ku bixiyay in la sii daayo markabkii xoolaha siday ee lagu xayiray dekedda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga.
Markabkan oo ka dhoofey dekedda Berbera ayaa markii hore lagu xidhay shahaadada caafimaadka ay ee ay bixiso wasaaradda Xanaannada xoolaha Soomaaliya, balse Raysal Wasaare ku-xigeenka oo degaanka ahaan kasoo jeedanSomaliland ayaa amray in lasii daayo markabkaasi.
Ceegaag.com
Figradihiina