reer Copenhagen oo deeq lacaga soo gaadhsiiyay xarunta dhismasa ee agoomaha Buuhoodle
Jaaliyada ka soo Jeeda Gobolka Cayn ee ku Dhaqan Wadanka Denmar gaar ahaan Magaalada Copenhagen ayaa deeq Lacageed soo gaadhsiiyey Dhismaha Xarunta agoomaha ee Buuhoodle Waxaana Lacagtaasi loo soo Wakiisha Cali Mas oo kamid ah Qurba jooga Buuhoodle , Waxana uu Lacagtaasi ku Wareejiyey Shiikh Cabdi Nuur Maxamuud aw muuse.
Tirada Lacagtaasi ayaana gaadhaysay ugu yaraan 1500$ oo Doolar oo Dhismaha Xarun agoonta ee Buuhoodle loogu tala galay in lagu Dhiso Waxaana Kulankaasi Goon joog ahaa Isimada Buuhoodle oo ugu Horeeyo Garaad C/laahi Garaad Soofe Sulaan Siciid Cismaan Cali iyo Garaad Saleebaan Buraale aadan oo Dhamaantood ugu baaqay Jaaliyada Dibada in gacan laga Gaysto Dhismaha Xarunta agoonta ee Buuhoodle
Waxaana Kaloo Halkaasi Khud bad Dheert ka sooo Jeediyey C/nuur Maxamuud ah Muuse oo sheegay in Xaruntani ka kooban tahay ugu yaraan saddex Qaybood oo isugu jira Wiilsha Gabdha iyo Maamulka oo ah Dhamaantood Dabaqyo, isla Markaana la Doonayey in lagu Badbaadiyo Carruuta Yar yar ee aan Heli Fursadaha Waxbarashada ee agoomaha ah ee kunool Guud ahaanba Gobolka Cayn.
Cali dhagjar
Buuhoodle
Figradihiina