Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Masuuliyiinta dhinaca siyaasada, Dhaqanka, iyo muquuniyayaasha ee maamulka Khaae shirar ay jaaliyada Khaatumo ayaa si cad uga biyo diiday in ay marnaba ogolaadaan madaxsalaaxa ay dawlada Soomaaliya ka wado gobolada waqooyi siiba dhinaca Somaliland. Iyaga oo hoosta ka xariiqay in xidhiidhkaasi ku sooro gali karo oo kaliya dhinaca bada iyo Cirka.
Sidoo kale shirar ay jaaliyada khaatumo ku yeelanayeen dunida daafaheeda ayaa lagu muujiyay inaan dawloogu lahayn in lagu maquuniyo waxa aysan rabin oo ah in cagta hoosteeda lagaliyo. Qaylodhaanadaa waxaad ka daawnkartaan DarwiishTv.
ceegaag.com
Figradihiina