Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Magaalada kismaayo (DAAWO SAWIRRO)

Magaalada kismaayo waxaa habeenimadii xalay ka da’ay Roob lagu diirsaday oo ilaa sakay ka da’aya gudaha magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Shacabka magaalada kismaayo ku dhaqan oo maalinta khamiista ah ee soo socota isku diyarinayeen in ay Roobdon isku soo baxaan Allana ka baryaan in uu Roob Nasiiyo ayaa dhamaantood farxad galisay Da’ida Roobabkan illaa saka da’aya Gudaha magaalada kismaayo.

Roobabkii Guga ayaa si fiican uga wada curtay deegaano kamid ah Gobalaka Jubbada Hoose.

Wadooyinka Magaalada Kismaayo qaarkood waxaa saakay fadhiya biyo uu dhigay roobkii xalay iyo saakay aroor hore da’ayay , waxaa shacabka Muqdisho tilmaameen in xili roobku uu kusoo aaday xili uu magaalad ka jiray Kuleel aad u daran.


Ceegaag Online 

Xafiiska Wararka Kismaayo.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply