Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ambassador Maxamed Cali Ameeriko oo ahaa safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya ayaa ka mahad celiyay soo dhoweynta ballaaran oo ay u sameeyeen siyaasiyiin, aqoonyahano iyo bulshada reer Hargaysa oo uu sheegay inay tahay booqashadiisa mid galeysa taariikhdiisa. Maxamed Cali Ameeriko oo muddo shan maalin ku sugan magaalada Hargeysa ayaa kormeer ku tegay magaalooyin ay ka mid tahay Berbera, isla markaana kulamo la qaatay bulshada ku dhaqan halkaasi.
Daawo Sawirada
Ceegaag.com
Figradihiina