Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SAFIIRADA SOMALIDA SWIZERLAND OO KU DAYASHO MUDAN

Janaayo 6 (Ceegaag)—safiirada somalia u fadhida magaalada geneve ee wadanka swizerland faadumo cabdulaahi Maxamud (insaaniya)
ayaa waxay mudadii ay joogtay muujisey hawlo ku dayasho mudan taasoo aynoqotay qof karti iyo hufnaan ey ku dheehantahay hawlaheeda u gudutay mida safaarada iyo mida ergeynimada intaba.

qaramada midoobay weliba ey u sii dheeryihiin iney bilaawday isku xir dhanka shacabka somaliyeediyo dawlada swizerland, iyadoo kulan balaaran la sameysay dhamaan qaybaha bulshada , odayaashadegen swizerland, dhalinyarada, iyo haweenka kuna boorisey in ay wax u qabtaan wadankii hooyo hadey noqotokaalmo aqoon ama mid waayo arag ama dhaqaale si dibu dhiska wadanka looga qeybqaato iaydoo uu haatan meel fiican maraayo iyaguna qeyb libaax ugu qaadan lahaayeen.

waxaa kaloo in la xuso u baahan in safiirad faadumo cabdullaahi insaaniya in ey siisay wareysi warbaahinta caalamiga una sheegtay in aan la celin karin qof somaali oo qaxooti ah marka laga reebo qofii dambi gala,iyadoo markaa cuskatay qodobadii jamciyada qaramada midoobay u yaalay in qofka la khasbi karin
mar haduu yurub joogo ama ameeriko arimahaasna waxaa aad ugu farxay soomaalida dhawaanahan soo gashey oo negatifka la siiyey . Waxaa kaloo nagu maqaal ah in safiirad faadumo balan qaaday
in ey safar ku mari doonto magaalooyinkaiyo xitaa tuulo wadanka swisska oo uu joogo qof somaali ah waxaa
kaloo ku jirey balanqaadkeeda in ey booqan doonto xabsiyada iyo isbitaalada dhimirka kuwaasoo dad
somaaliyeed ku dhibaataysan yihiin cid u maqan ama ceel u qodan ayna jirin , WAXYAABAHAAS iyo
kuwo la mid ah oo miro dhalay ma ahan kuwo ina soo maray intii safaarad somaaliyeed ka jirtay
wadanka swisska . isku soo duub waxaan dhihi karnaa safiirad cabdullaahi insaaniyo waxay tahay
qof aqoon iyo caqli iyo karti leh loona baahanyahay in lagu daydo siiba safaaradaha somalida ee caalamka ka jira
Gaba gabadii safiirada ayaa waxaa dhalay mid kamid ah gudigii far soomaaliga ee haatan nool iyadoo lagu tiriyo in aytahay wadaniyad dhab ah qof lagu soo barbaariyey laganga gsguggggggggayo howlo intaa kabalaaran in laga sugayo waxaan urajeyneynaa guul iyo howl qabad wnaagsan oo mira dhala .
Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply