Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Haweeneydii madaxweyne Obama uu u doortay inay noqoto safiirkii ugu horreeyey ee Mareykanka u fariista Somalia muddo 25 sano ah, ayaa sheegtay inaysan xilkaas qaban karin, sida aqalka cad ee Mareykanka uu ku wargeliyey sharci dejiyayaasha.
Warkan lama filaanka ah ee kasoo baxay Katherine Simonds Dhanani ayaa hakad ku keeni doona qorshihii Mareykankka ee ahaa inuu sii dheereeyo xiriirka uu la wadaago Somalia.
Sarkaal ka tirsan maamulka madaxweyne Obama, ayaa sheegay in Katherine ay u diiday inay xilkaas qabato sababo shaqsiyadeed oo aan la shaacin.
Ceegaag.com
Figradihiina