Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sheekh Daaheeye oo Dabadhilifyo shisheeye ku tilmaamay ka qaybgalayaasha shirka Kismaayo

Sh Xasan Daaheeye oo shirka Kismaayo ku tilmamay mid shisheeye loogu adeegayo madaxda dowlad gobaledyada yihiin caada qaatayaal duminaya dawlada dalka,  shacabka Soomaaliyeed ayuuna kula dardaarmay iney dowladooda ilaashadaan.

‘Nimankaa saladaha sita ee qadhaabsiga shisheeye ku mabay iska ilaasha waayo maba doonayaan in dalka hagaago ha layska qabto’. Waxaa la tirtirayaa magaca Islaamka iyo kan Soomaalinimo isaga oo ku soo afmeeray qaylo dhaantiisii UU UU UUU warka kacaay dawlada Xamar ka dhisan ilaahay ha ciseeyo kuwa ka soo horjeedana ilaahay ha duleeyo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply