Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Sheekha ayaa daaha ka rogay sirta ka danbaysa waxa loogu yeedhay quwadaha Islaamka xagjirada ah, waa kuwa midida dadka dul haya ee dilaya dadka iyaga oo u nasab sheeganaya Islaam. Sheekha ayaa tilmaamay sida ay Islaamka sharafta uga dileen, isaga oo bayaamiyay in quwadaha reer Galbeedku kadanbeeyaan xoogagaa macagigiinta gaangiistariinta ah si loo baabiiyo kalmada LAA ILAAHA ILALAAHU. dhinaca kalena ku tufay pro Samater oo haatan raadkiisii arooryaad dib u raacay.
Daawo Sheekha
Ceegaag.com
Figradihiina