Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dalka Shiinaha ayaa mashruuc weyn oo ilaalada kamarooyinka casriga ah ee loo adeegsado sugida amniga ka fulinaya meelaha muhiimka ah ee dalka Jamhuriyada Jabuuti.
Xaflada daahfurka mashruucan ayaa waxaa hadalo qiimo badan oo ku aadan munaasabadan kazoo jeediyay ra’iisal wasaaraha dalka Jamhuuriyada Jabuuti mudane Abdoulkader Kamil Mohamed iyo madaxa mashruucan CCTV-ga mudane Mohamud Muhumed Aw-Hussein (Diarra). Sidoo kale waxaa xafladan ka hadlay quburo xaga amaanka ah oo ka socday dalka Shiinaha.
Xafladan ayaa kusoo gabagabowdey jawi aad u wanaagsan iyadoo ay kasoo qaybgaleen dhamaan saraakiisha ugu sarsareysa ciidamada dalka Jabuuti.
Figradihiina