Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirkan oo Odoyaashaas ay kaga hadlayeen saami qaybsiga awooda ee Jubaland oo lasoo gabo gabeeyay

Waraka nagasoo gaadhaya Garoonka Kismaayo oo ay ku shirsanaayeen Hagaamiyo dhaqameedyada dadka dega gobolada Jubooyinka iyo Gado  oo baryahan danbe ku hawlanaa inay samaystaan maamul ay ugu wan qaleen Jubaland ayaa soo gabo gaboobay iyada oo dhamaan si ku meel gaadh ah loo wada magacaabay ama loo tilmaamay sida lookala qaadanayo awood hoosaadka maamulkaa.

Shirkan oo uu u xayirnaa doorashada Madaxwaynaha maamulkan ayaa lafilayaa wiiga danbe maalinta Arbacada inuu ka dhaco Jaamacada Kismaayo. Iskusoo wada duuboo maamul u samaysashada goboladan ayaa haatan marasa wakhti gabo gabo ah iyada oo ay ka go’an tahay dadwaynaha gobolada inay dhistaan maamul ay u madax banaan yihiin.

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag