Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa barito ku shiraya magaalada Kismaayo, xarunta ku meelgaadhka ah ee maamul goboleedka Jubaland. Ciidamada dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa gobolka ayaa si aada u adkeeyay amaanka magaalada Kismaayo.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa la sheegay in Golahiisa Wasiirada ay kasoo wada xaadiraan magaalada Kismaayo, halkaasi oo lagu qaban doono shirka Golaha Wasiirada todobaadkan.
Wafdi ay kala hoggaaminayaan Ra’iisul Wasaaraha iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa ayaa soo gaadhay magaalada Kismaayo, iyada oo magaalada laga dareemayo diyaar garowga soo dhaweynta wafdiga.
Ceegaag.com
Figradihiina