Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirkii maamulka loogu sameenayay Jubaland oo 27ka bishan dib ugu dhacay

Wararka naga soo gadhaya magaalada Kismaayo oo lafilayo inay xarun u noqoto maaulka Jubaland Soomaaliya ee dhawaan lagu yagleelayo magaaladaa ayaa la sheegay inuu dib u dhacay kadib markii aysan soo xaadirin ergooyinka qaarkood.
Ergadan ayaa ka kala imanaya  dalka gudihiisa iyo dibadiisaba, sidoo kale waxaa shalay magaalada ka bilowday hawlgalo lagu sugayay amaanka tasoo saaka sababtay in isku dhac, aan la filayn ku kala dhex yimaada laba ciidan oo kamida ciidamada amaanka oo isku afgaran waayay sida laga yeelayo maleeshiyaadka hubka ku haysta lana soo galaya  magaalada inta lagu gudo jiro maamul samaynta.

Qaar kamida Saraakiisha maamulka ku meelgaadhka ee magaalada oo aanu la xidhiidhnay ayaa noo sheegay in ay iska hor imaadkaa dadka deegaanku ku waayeen ilaa 10 ruux balse ay ka go’an tahay in deegaanku yeesho maamul la hanaqaada hanaanka Soomaaliya u gudubtay maanta.

Qurbojoogta Jubooyinka ayaa canbaareen dusha uga tuuray dadka iyagu wali aaminsan inay qori caaradii siyaasadooda ku fushan karaan ama sadbursi ku raadinaya wali qori caaradii. Qurba joogta ayaa haatan kusii qul qulq Kismaayo iyaga oo wada  si ay dib u dagid lagaga deegaameesanyo Muqdisho iyo dib unoqoshe reer waamood.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag