Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxda Maamulka Khaatumo oo baryahanba shir uga socday caasimada dalka ee Muqdisho ayaa ganafka lagu dhuftay gabi ahaanba heshiisyadii uu Cali Khaliif la galay Maamulka Somaliland.
Cali Kahliif ayaana wali laga qaadin xasaanada Maamulka Khaatumo balse lumiyay Kalsoonidii shacabka Khaatumo, Dhinaca kale waxaa isna Qiyaano Qaran gaystay kadib markii uu saxeexay Heshiiska Cali Khaliif iyo Maamulka Somaliland Maxamuud sh. Cumar.
Hadaba Nala daawo go’aanadii ka soo baxay shirkaa.
Figradihiina