Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wadanka Shiinaha ayaa la’ogalayn in qoysku iska dhalo caruurta iyada oo laga cabsi qabo in hadii loo ogolaado in ilmaha layska dhaldhalo in la waayo waxay cunaan!! Hadilina caruurtiina idinka oo ka baqaya inaad u waydaan waxaad ku quudin lahaydeen” ayaad quraan ah. Hooyo aan haysan lacagta ganaxa ah ee ee u dhiganta $10,000.00 ayaa inatay musqul ku dhashay ku riday kadinba qof islahaa istinmaal arkay ilmaha lugtiisii. Ilaalhay amarkii ilmihii wuu badbaaday oo waa nool yahay wixii ilaahay dilayaa dhinta. Subxaanalaah.
Balse Shiinaha oo iska dhiga inuu yahay wadan awood u saaxiib ah ayaa sharafdaradaasi ka dhacdaa oo ay badan tahay inta aan nasiib u helin in la badbaadiyo. Soomaaliyana ilmeheenu waa inoo dahab ilaahay oo inaga ceshada mooyee.
ceegaag.com
Figradihiina