Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waraysi aad u xiiso badan oo madasha 60ka lagula yeeshay Cali Maxamed Axmed Cali Daacuun isaga oo sheegay inuu ka warwarsan yahay in aysan doorasho ka dhicidoonin Soomaaliya. ‘Wax saacad lagu qaban karo ayaa maalmo lagu warwareegayaa, waxaan ka baqayaa in 1995 ama 1997 Soomaaliya dib ugu noqoto.
Dastuurkii waa lagu tumanayaa, Jawaari iyo Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ka masuul ah wixii dalka ka dhaca doorasha waa in lasoo dadajiyaa Musharaxa shacabka Maxmaed Cabdulaahi Farmaajo hal cod iyo hal shaqsi ayuu kusoo baxayaa. Iyo arimo kale oo badan dhagayso…..Waraysigii Cali Maxamed Axmed CaliDaacuun
Ceegaag.com
Figradihiina