Daaqad Taariikheed ah Marxuumka waagii uu reer Boston ka mid ahaa
Waxaa isna Qudbad uu kala dardaarmay dawlada iyo shacabka soo jeediyay Mudane Cabdirisaaq Cali Baale. Xafladii Boston nala daawo iyana..
Suldaan Cabdirisaaq Cali Baale ayaa isagu ka hadlay amaan uu amaanayay Dr. Faroole iyo Isimada Puntland. Soomaalidana kula dardaarmay in aan la dagdagin ee shaqsiga lasugo wax qabadkiisa sidoo kalena Dr. Cabdiwali u sheegay dadka cadada badan ee u soo baxay damaashaadkiisa waxa ay ugu soo baxeen inay ka rabaan. Sidoo kalena u sheegay inuu iska ilaaliyo warxumo tashiilka iskudiro dirayaasha ah isaga ookula taliyay inuu adeeg sado kalmadaha Yeelkadii iyo Yeelay. Saasaa lagu lahaa!!! Dheh Yeelkadii!!!!, Wanaagbaa laguugu yimid…. Dheh Yeelay… Isimadana ogow yayna dhicin inay wayaan wax ay ku qaabilaan dadkood……
Suldaan Cabdirisaaq Cali Baale ayaa isagu u duceeyay Marxuum Faysal sidoo kalena sheegay in wax dawlad la yidhhdo jirin, geeriduna xaqtahay ee waxa dadka dhibayaa ay tahay dulmiga qaawan isaga oo sheegay arintaa inaan laysaga hadhi doonin. Axad Dec 29, 2013
Walaallayaal halkan noogusoo dira wixii dhaliil, dhaleeceen iyo dhiiro galin ah/ Please send here you comments either complimentary or complains
webmaster@ceegaag.com ama
Figradihiina