Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Suldaanka guud ee reer Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo soo dhaweeyay wadahadalada Soomaalida intaada kale lala galayo

Suldaankan oo ah kan beelwaynta Isaaq oo ah oo haatan kaligood iska yeeshay Maamulka Somaliland kadib markii beelihii dagi jiray waqooyiga kala samaysteen Awdal State iyo Khaatumo State iyo Somaliland State ayaa waxaa soo baxaya in Somaliland doonaso inay ku adkasato, inay ka go’do gobolada Soomaaliya inteeda kale, iyaga oo qadiyadooda gooni isutaaga shirka Istanbuul soo bandhiganaya taas oo la filayo hadii ay hirgasho in Burco iyo Hargaysa noqondoonaan gobolkaa Go’ay.

Naladaawo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo iska fogeeyay inuu qadiyada Somaliland meel uga dhacay balse bilaabay inay dadka soo dabciyo oo hadii ay ka fursan wayda Soomaaliya laysaga Biiro.


ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag