Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa madasha Lixdanka lagula yeeshay Aqoonyahano Maxamed Axmed Xirsi ‘Cawil’ iyo Jamaal Xaaji Cali iyaga oo sharaxaad ka bixiyay mudnaanta is garab taaga dawlada Soomaaliya ee uu madaxwaynaha ka yahay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo raysalwasaarahana ka yahay Cali Xasan Khayre.
Labadan aqoonyahan ayaa firiin ah inay baneeyaan jagooyinka ay u hayaan shacabka deegaamada Puntland iyo Jubaland Somaaliya hawada u marinayaan labada masuul ee madaxda ka ah deegaamadan oo si cad uga hor yimid geedi socodka soo celinta karaamada iyo sharafta umada Soomaaliyeed. Dhinaca kale taageero wayn u muujiyay Xukuumada raysalwasaare Khayre iyo Madaxwaynaha Dawlada Dhexe ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Ceegaag.com
Figradihiina