Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”
Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa shalay Golbolka Virginia
ku Geeriyootay Xaawo cali Dheeg Hadaba dhamaan dadka hoos ku qoran
ayaa Waxay tacsi udirayaan Ilmo Khaliif Xaaji faarax iyo Reer Cali Dheeg geeridii
ku timid maxuumad Xaawo Cali Dheeg oo shalay ku xijaabatay
gobolka Virginia ee dalka mareykanka. Waxaan Alle uga baryaynaa in
janadii Fardawso ka waraabiyo marxuumada, Ilmo Khaliif Xaaji Faarax
iyo Reer Cali Dheegna-na samir iyo iimaan
ALLE ka siiyo. Aamiin..Aamiin..Aamiin
Waxaa tacsidan diraya
Mohamud Mohamed Ali Ayax iyo xaaskiisa
Jamaal Xaaji Cali Cilmi & xaaskiisa
Xaaji Cali wadaad iyo xaaskiisa
Ciise Xaaji Ismaaciil
Maxamed Muuse Ismaciil (Buuni)
Saynab Abdi Kilin
Liibaan Max’ed X. Cali
Khaalid Saalax Maxamed Lacle
C/nuur Saalax Maxamed Lacle
Maxamed C/laahi Axmed (Ina Qoorleex)
Faisal Cabdi Kilin
C/fataax Maxamed Cabdi Kilin
Maxamed Ciise Ismaaciil
Caynaashe Cabdirahman
Cabdi Farrax Istadh
Figradihiina