Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi: Yusur Aaden

Innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun. Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynnaa dhammaan qoyskii iyo ehelkii ay ka baxday marxuumad Yusur Aaden, oo Jimcihii 22-July-2016 ku geeriyootay magaalada Jabuuti, ee dalka Jabuuti. Waxa aan Eebbe Weyne uga baryaynaa inuu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo, dhammaanteenna samir iyo iimaan uu ka siiyo.

Gaar ahaan waxaa tacsida diraya annaga oo kala ah:

Xalwo Aw Aaden Magan iyo carruuteeda;
Luul Yuusuf Suldaan iyo carruurteeda;
Xuseen Fiin iyo xaaskiisa iyo carruurtooda;
Caasha Yuusuf Suldaan iyo carruurteeda;
Tiriig Axmed Suldaan iyo saygeeda iyo carruurtooda;
Fardowsa Axmed Suldaan iyo saygeeda iyo carruurtooda;
Sahra Axmed Suldan iyo carruurteeda;
Iyo dhammaan reer Suldaan Seed Cige.

Waxa aanan gaar ahaan u tacsiyaynaynnaa Maxamed Muxumed Aw Xueen iyo Mxamuud Muxumed Aw Xuseen.

Eebbe Weyne ha u naxariisto marxuumad Yusur Aaden. Allow Aamiin.

Bahda Ceegaag ayaa sidoo kale tacsidan diraysa. Innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply