Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya: Gen.Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar)

Gen.Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) waa Generaal Ruug Caddaa ah oo horay uga tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka.

Waxa uu horay u soo ahaa u qeybsanaha dhanka milateriga ee safaaradda Soomaaliya ee Sacuudi Carabiya ( Military Attache), ka hor intii aan bishii March ee sanadkan 2019, loo magacaabin taliye ku xigeenka ciidanka Xoogga dalka.

Maanta ayay golaha wasiirrada XFS ansixiyeen in loomagacaabo Taliyaha Booliska Soomaaliya.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply