Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa aad u socota tagitaanka la tagayo shirwaynaha Khaatumo oo ka dhacaya Taleex shirkan ayaa ah mid ladoo nayo in lagaga guulaysto siyaasada hoosasinta ah ee ay ku lugoonayaan shaqasiyaadka u shaqo taga maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasoo aan wax danguud ah aan ka qaban deegaanada Khaatumo.
Reer Khaatumo ayaa hada u ruqaansaday samaysashada maamul ay aayahooda kaga arin sadaan waxna kula qaybsadaan Soomaalida inteeda kale.
Dhinaca kale Pro. Cali Khaliif oo intii u da’da yaraa xoogana hayay aan dadkiisa waxba u qaban balse maanta oo uu da’yahay u tafaxatay inuu dhibka kasaaro haysta dadkiisa kasoo haatan tagaya deegaanada Khaatumo ama reer Khaatumo ka dagan yihiin Kilalka si uu usoo dumo Ergooyinkii Shirka.
Arintan ayaa cashar u noqonasa siyaasiyiinta da’da yar inay Dadkooda reer Khaatumo maanta aayahooda ka taliyaan inta ay xooga leeyihiin si ay san wakhtiga ay hawlgabka noqdaan u nastaan.
Ceegaag.com
Figradihiina