Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Talo Soo jeedintii Gudidda Aadan Axmed Garaad

  1. In kor loo qaado Shareecada Diinta Islaamka, si looga gudbo dhaqamada iyo caadooyinka soo jireenka ah ee aan waafaqsanayn Diinta Islaaamka,
  2. Beesha Aadan Axmed waxay ku Baaqaysaa Nabad gelyoDhexdeeda ah tolweynaha dhexdiisa ah iyo dhamaan Derisyadoodaba .
  3. In la mideeyo talada Aadana axmed  Garaad , Dhaqaale ahaan iyo Awoodaba .
  4. Indib loogu noqdo Degaanadii Muhiimka ahaa lana tixgeliyo Dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dagaaladii .
  5. In la sameeyo xeer dhaqan oo maguuraan ah oo beeshu leedahay isla markaan waafqsana Shareecada Diinta Islaamka.
  6. Beesha Aadan Axmed waxay  kamid tahay maamulka  Khaatumo State of  Soomaaliya
  7. Midnimada Soomaaliya waa muqadas, Beeshuna way  taageersaysaa
  8. In Beesha Aadan Axmed Samayso ilo dhaqaale oo Horumarineed .
  9. In si Dhab Ah waxa loola qabsado D.F  Ethopia gaar ahaan xukuumada D.D.S Ethopia Xag nabad gelyo iyo xag horumarineedba  .
  10. Beeshu waxay taageeraysaa dowlada fedalaaka Soomaaliya, lana garab taagantahay muruq iyo maskaxba.  Waxa kale oo beeshu soo dhawaynaysaa Aqoonsigii dowlada Maraykanku aqoonsatay dowlada Federalka Soomaaliya.
  11. Beesha Aadan Axmed  waxay baaq kama danbays ah u soo jeedinaysaa Beelaha Isaaq in ay si deg deg ah ugala baxaan maleeshiyaadkooda  dhamaan gobolada SSC ee maamulka Khaatumo State of Somalia.

 

 

 

Cuqaasha Beesha Aadan Axmed

 

  1. 1.      Chief Caqil Abshir Kooreeye Jaamac………………………………………………
  2. 2.      Caaqil  Xasan Xaaji Haarun   ………………………………………………….
  3. 3.      Caaqil  Cabdi Jaamac Halac   ……………………………………………………
  4. 4.      Caaqil Xasan Xuseen Daahir …………………………………………………….
  5. 5.      Caaqil Maxamuud Xaaji Ibraahin ………………………………………………
  6. 6.      Caaqil Axmed Cabdi Hiirad………………………………………………………
  7. 7.      Caaqil Keyse Ibraahim Diiriye …………………………………………………….
  8. 8.      Caaqil Maxamed Nuux maxamed ………………………………………………….
  9. 9.      Caaqil Maxamed Cabdi Dheere…………………………………………………….
  10. 10.  Caaqil Axmed Muuse Aadan ………………………………………………………
  11. 11.  Caaqil  Ismaacil Xaaji C/laahi ……………………………………………….
  12. 12.  Caaqil Shaqalle Cabdi Dhaga qool …………………………………………………
  13. 13.  Caaqil Cabdi samad Cali Xasan ……………………………………………………

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag