Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa hubaal ah in ay maanta Soomaaliya u baahan tahay in ay dib ugu noqdaan dadkeeda horay ugasoo bara kacay balse waxaa hubaal ah in ay jirto dhaqan guur ku dhacay dadka Soomaaliyeed ee ku nool wadanka dibadiisa, siiba wadamada qarbiga. Waxaa hubaal ah in dhalinta ku dhalata wadamada qarbiga ama ku barbaaraa ay nuugeen sida Isbuunyadu u nuugto biyaha marka la dhex geeyo dhaqamada wadamada ay ku sugan yihiin.
Hadaba Duqa magaalada Muqdisho ayaa in badan ugu baaqay qurba joogta inay usoo damaashaad tagaan Xeebta liido ee Muqdisho, markii ay qaarkamida jaaliyada oo daneenaya dib ugu noqoshada Muqdisho ay arintaa ka jawaabeena in maanta lagu aflagaadeeyo dhaqamadii ay ku soo dhex barbaareen miyaysan noqon karin hadalka ka soo yeedhay Tarsan Hasha labada Geed Jecel.
Lacagtoodana waad rabtaa dhaqankoodana ma rabtid, miyaysan ku habooneen in dhalintan ay arkaan dhaqankii Soomaalida oo aan iyaga lagu mashquulin balse lagu mashquulo in dib loo nooleeyo dhaqankeenii iyada oo aan cidna la’aflagaadeen in dhalinta la tuso dhaqanka suuban siiba kan Islaamka.
Nala dhagayso Cabaad Duq… TarsanTarsan iyo Liido
“Badeena quruxda badneyd ee jimcaha iyo Sabtida la tago waxaa ka bilaaban rabta anshax xumo, dadka reer Yurub ka yimid ee Mareykanka iyo meelaha kale ka yimid ee isu heysta inay ka dhaqan sareeyaan dadka kale waxaan leenahay dhaqan ma heysiin ee hala idin dhaqan celiyo”
Figradihiina